10 hab oo loo shukaansado qoraayada
Dareensii inaad aaminsan tahay iyaga. Marka...
1. U iibi qoraayada buug, adiga oo hadiyad uga dhigaya; waxba yayna ahaanin buug sidaa u badan.
2. U dhis khaannadaha buugaagta la dhigto( bookshelves)
4. Ula dhaqan qoraayada inaad dib uga gurato munaasibbadaha gaarka ah.
5. Ka dhagayso inay ka hadlaan buugta iyo qorayaasha ay xiiseeyaan.
6. U kaxee iyaga tukaannada kaafeega lagu sameeyo iyo beeraha shaaha lagu cabbo maxaa yeelay, wey jecel yihiin.
7. Hubi inay Koobiyuutarradoodu si caadiya u shaqaynayaan. Tus iyaga sida qoraalka loo keydsado, haddii ayna garaneyn .
9. Sii waqti ay wax qoraan.
10. Dareensii inaad aaminsan tahay iyaga. Marka dambe inay qori karaan buugga ugu iibka wacan ama dhigane iyaga u gaar ah oo macno weyn u leh, kaasi oo ayna xitaa malayn karin.
W/T: Maxammad Haybe.
Qore: Amanda
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...