DEG DEG Boqor-Buur madaw oo Somaliland cafis madaxweyne u samaysay
Warqadan cafiska ee Boqor Cismaan Buur madow,
![]() |
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, ayaa cafis u fidiyey Boqor Cismaam Aw Maxamuud (Buur madow), oo si weyn u dhaliili jiray Madaxweyne Muuse Biixi.
Warqadan cafiska ee Boqor Cismaan Buur madow, waxa bartiisa Facebook ku baahiyey Abdikariim Xinif, oo ah Guddoomiyaha Hay'adda Barakacayaasha Somaliland
Loading...
Loading...