Nolosha aadanaha waa mid ku salesan dadaal.
1. Ku riyoo/Hami yeelo
Dadko idil wa dadaalayan balse waxa la isku dhaafay nin walba wadada u qaado iyo Nasibka o aan ka marneen.
Waxaa jirto ORAAH dhehesa ( Hadi aad qortid caqabadaha ku heysto, waxaa heysataa 50% Xalka caqabahaasi )
Wadada guushu qofba si ayey ugu jeexan tahay balse 4 taan marxaladood ayaa so koobaya o inta badan lawada aqbalay.
2. Qorshee ( waliba qor )
3. Ficil ahaan samee, mid tar tartiib usocda ama mid dheereya midka awoodo
4.Guuleyso
FG: Astaantan ( Sawirka) ee mujineso waxa lagu riyoodo iyo waxa lagu guulesto ine kala badan yihina waa Arin dabici ah, Bini adamku waxbadan ayu ku hamiya waxyarna waa usuurto galaan, qabyadaasuna uga hayaama
ifka/Dunida
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...