DEG DEG Suldaanka Guud Ee Beelaha Warsangali Oo Baaq Nabadeed Diray

0
Friday August 30, 2024 - 11:17:01 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Suldaanka Guud Ee Beelaha Warsangali Oo Baaq Nabadeed Diray

    BAAQ NABADEED

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BAAQ NABADEED


No description available.


Suldaanka Guud Ee Beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Ayaa Baaq Nabadeed U Direy Beelaha Deegaan Wadaagta Ah Ee Colaadu Ku Dhexmartay Magaalada Ceergaabo Iyo Deeganada Ku Dhow.


 

Waxaan Ugu Baaqaya Dhaaman Beelaha Dhibtu Ka Dhex Dhacday Inay Nabada Qaataan, Dhibtana Halkaas Ay Maanta Joogto Lagu Xakameeyo, Sidoo Kale Loo Dhego Nuglaado Dedaalada Nabada Ee Ay Wadaan Waxgaradka Iyo Odayaasha Dhaqanka Ee Gobolka


 

Waxaan Ugu Baaqaya Waxgaradka Gobolka Iyo Odayaasha Dhaqanka Inay Dedaalkooda Nabadeynta Sii Adkeeyaan Lana Kaashadan Waxgaradka Dalafyada Labada Dhinac Ee Dhibtu Dhexmartay IWM.


 

Waxaan Sidoo Kale Tacsi La Wadaagaya Ehelada Dadkii Ku Dhintay Dhibataas In Ilaahay Samir Iyo Iiman Kasiiyo Intii Dhaawaca Alle U Boogo Dhayo.


 

Waxaan Bulshada Gobolka Sanaag Iyo Dhamaan Ummada Soomaaliyeedba Alle Uga Beryaya Inuu Colaada Iyo Dhibka Kasaaro.

 

WABILAHI TOWFIIQ



Loading...
Loading...