Doorshiyo Difaac Dalku Inu Mid Galo,Keebaad Doorateen,
Dabadhilifyadiyo,Cadawyu Ku Dagin,
Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim {A.S.C.W..R.W.B}
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
Doqoneey Warlaay.Duulaanba Jire
Dabadhilifyadiyo,Cadawyu Ku Dagin,
Doorashooyiniyo,Durbaan Loo Tuma,
Duuf Bay Tahiyo,Dacar Iyo Qadhaadh,
Ha Ku Daalinee,Dib U Liqa Candhuuta,
Difaacii Dalk Iyo,Dagaal Baan Galaye,
Dadku Waxay Raban,Difaaceena Qaran,
Dabkood Qaadataan,Waa Kama Danbayn,
Doorasho Iyo Ciyaaro,Dib Inoogu Dhiga,
Damiir Ruux Lahoow,U Diyaar Garawow,
Ismail Abdillahi Handuleh
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...