Militariga iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka Suudaan oo heshiis wada gaaray

0
Wednesday July 17, 2019 - 15:57:48 in News by
  • Visits: 1825
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Militariga iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka Suudaan oo heshiis wada gaaray

    Militariga iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka Suudaan oo heshiis wada gaaray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Militariga iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka Suudaan oo heshiis wada gaaray

Golaha sare ee militariga Suudaan iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa kala saxiixday heshiis awood qeybsi ah.

Waxay arrintani ka dambeysay kaddib markii tan iyo xalay ay socdeen wadahadallo ku saabsan heshiska.

"Waa heshiis taariikhii ah” ayuu yiri Ku-xigeenka golaha sare ee militariga Suudaan,Maxamed Xamddan, sida laga soo xigtay wakaaladda wararka ee Reuters.

Heshiiska ayaa waxaa ku xusan sameynta dowlad rayid ah.

Militariga Suudaan ayaa awoodda la wareegay bishii April markii xukunka laga tuuray madaxweynihii dalkaas Cumar Xasan Al Bashiir.

Loading...
Loading...