'' Hargaysa & Mogdisho , Inyar Baa Ka Hadhay ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje
Sidaa markay tahay , hadalkii macaanaa , wada hadaladii socday iyo is dhex qaadkii aduunyaddu way kala garan wayday Mogdisho iyo Hargaysa , waanay isagga eegaadeen .
Imika talaabo kasta oo la qaaddo waa la isku haystaa, ilaa adhigii bay maraysaa , oo maraakiibta ku dul casaaday .
Sidaa daraadeed inyar uun baa ka hadhay intii Aduunyaddu soo kala gaadhi lahayd Hargaysa iyo Mogdisho ee kala guri lahayd , intaasna Farmaajo ayaa ku daraya , waxaana maalin dhaw iman doonta in xalka keliya ee la raadiyaa noqdoono Nabadgelya sidii Jubba iyo Khartuum .
W/Q: Ahmed Nour Guruje
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!


0 





