Maxamed Xaashow Maye Madaaradi?
Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]
Tu Khaas Ahna Bahad H/W Iyo Akhristayaasha.
1-Masuuliyiinta Qarankeena Soo Maray,Dhamaan Milyan Dheero Weeyan,
Maalkay Ka Xadeen Masaakiintay,Maantana Nagu Doorta Leeyiin,
2-Miisaanka Ma Saaro Maalmaha,Mooyaba Ma Jireen Tibtoo Maqan,
Meel Aanu Melef Jirin U Meel Yaal,Ha Mehersado Kii Mar Hore Furay,
3-Malaayiinkii Doolar Ee Madaarada,Macnee Meeshay Ku Maqanyiin,
Maxaanse Ugu Maage Maal La Dhaco,Muuqaba Hargeysa
Magaalawday,
4-Hadaadan Maydhan Karin Mar Iyo Laba,Garo Hoostaad Ka Madhantahay,
Maalkay Bixiyeen Muquuna Baxshu,Ma Soo Gaadhin Weli Magaaladan.
5-Murtida Hadalke La Meelaynla,Muranka Kala Mudan
Ma Dhalayska Ah.
Maqaamken Noqoy Maamul Goboledo,Midnimo Madaxaba Lala Galay,
Ismail Abdillahi Handuleh.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!