Baaq nabadeed (Boqor Deeq Xaaji Cabdilaahi). Q: Guled maxamed

0
Wednesday July 17, 2019 - 11:24:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq nabadeed (Boqor Deeq Xaaji Cabdilaahi). Q: Guled maxamed

    Boqor deeq xaaji cabdilaahi oo ka mida boqorada Beesha garxajis kuna nool wadanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqor deeq xaaji cabdilaahi oo ka mida boqorada Beesha garxajis kuna nool wadanka qadar dooha ayaa fariin u diray dhamaan shacbka Somaliland iyo madaxwaynaha Somaliland.


Farintaas oo ku socota dhamaan shacabka Somaliland Iyo dagaalka ceel afwayn ka socda



Waxaan baaq u dirayaa dhamaan bulshada ku dhaqan ceel afwayn waxaan leeyahay nabada ha la ilaashado oo dagaalka ha la joojiyo


Waxaynu wada ognahay in dhiiga qofka muslimka ahi uu yahay xaaran in la daadiyo walaalayal ha la joojiyo dagaalka iyo xanafta

Dawlada Somaliland way ku fashilantay in ay kala dhex gasho bulshada halkaa dagan oo ay amigeeda ay ka muusul tahay

Nabadu cidwalba waa u dan waana waajib ina saran in aynu xalino


Shirka burco ka dhacaya waa muqada ay labda beelod u ah danaooda iyo is dhexgelkodaba dawladuna waa in ay ka shayqaysaa isku ku soo dhawynta labada beelod balse waa in aanay ka shaqayn kala kaxaynta bulshada Somaliland

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...