Madaxwaynihii Hore Ee Koonfur Afrika Oo Sheegay In Dil Loogu Hanjabay

0
Wednesday July 17, 2019 - 11:00:08 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1463
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynihii Hore Ee Koonfur Afrika Oo Sheegay In Dil Loogu Hanjabay

    Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa waxaa uu sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa waxaa uu sheegay

inuu soo wacay qof uusan gareyn isla markaasna ugu hanjabay inuu dilayo isaga iyo carruurtiisa.

 

Waxay arrintani imaaneysa xilli Jacob Zuma uu hor tegay guddiga baaraya eedeymaha musuq maasuqa ee loo heysto.

 

Xilli ay socotay dhageysiga eedeymaha loo heysta, waxaa uu Zuma sheegay in kalkaaliyihiisi uu qabtay telefoonka oo lagu yiri "Waxaad u sheegtaa Zuma in aan dili doono isaga, carruurtiisa iyo dadka ka agdhawba”

 

Garsoore Ray Zondo waxaa uu sheegay in aanan la aqbaleyn hanjabaad kasta oo ku saabsan dil iyo handdadaad.

 

Guddiga garsooka ayaa baarayaa eedeymo musuq maasuq ee la sheegay inuu geystay xilligii uu awoodda hayay.

 

BBC


Loading...
Loading...