Qofka aan ugu jeclahay Nolosha,

0
Friday August 09, 2024 - 11:11:55 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 525
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qofka aan ugu jeclahay Nolosha,

    Waxaad si joogto ah ii xasuusisaa jacaylkaaga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaad si joogto ah ii xasuusisaa jacaylkaaga.



'Waxaan ogahay in qof aniga oo kale ah ay adagtahay in mararka qaar la jeclaado.....

'Qof aniga oo kale ah wuxuu u baahan yahay qof u dulqaata. Qofka aniga oo kale ah wuxuu u baahan yahay qof si joogto ah u fahmi kara. Laakiin waad ku mahadsantahay la joogistaada. Waad ku mahadsantahay inaad ii jeceshahay shuruud la'aan....!



'Mararka qaar waxaan isdhahaa inaan ahay qofka ugu xun uguna qiimaha daran nolosha balse adiga ayaa ii yimid oo i dareensiiyay jacayl farabadan.; waad taqaanaa sida la ii hantiyo anigoon kugu qasbayn.""*


'Waxaad si joogto ah ii xasuusisaa jacaylkaaga.


'Waad ku mahadsantahay inaad si fudud noloshayda ugu dhigtay mida ugu farxada badan . Marnaba kuma guul daraysanaysid inaad i dareensiiso inaan qiimo leeyahay. Mar walba waxaan kaaga mahadnaqayaa inaad garabkayga joogto."""


'Qofkaygi aan jeclaa waxaad tahay hadiyada ugu quruxda badan ee aan ka helay eebe"""


'Waxaan rabaa inaan ku dhowro oo aan ku ilaashado. Waxaan rajaynayaa inaad waligaa joogi doonto. Waxaan rajaynayaa inaadan weligaa isbeddelin. Waxaanana rajaynayaa in jacaylkaagu aanu weligiis isbadalin...


Jimco Wanaagsan Saaxiiba yaal!!!!

— Qormoyinka Nolosha

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...