Xasuuqii Xeebta Jasiira...W/Q Cabdilaahi Ibraahin Xaaji Xasan

0
Tuesday July 16, 2019 - 22:24:19 in Articles by
  • Visits: 2816
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasuuqii Xeebta Jasiira...W/Q Cabdilaahi Ibraahin Xaaji Xasan

    Xasuuqii Xeebta Jasiira...W/Q Cabdilaahi Ibraahin Xaaji Xasan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xasuuqii Xeebta Jasiira...W/Q Cabdilaahi Ibraahin Xaaji Xasan


30 sano ka hor Caawa oo kale 16 Julaay 1989, waxa magaalada Muqdisho ka dhacay xasuuq baahsan oo lagu laayay (AUN) 56 Qof oo shicib ah, kuwaasi oo kala ahaa arday, ganacsato iyo shaqaale haayadeed IWM, dadkaasi ayaa caawa oo kale laga ururiyey magaalada muqdisho gudaheeda iyagoo qof walba laga soo qabtay gurigii uu ka deganaa magaalada Muqdisho, iyagoo dadkaasi loo ururinayay qaab hayb qabiil ah.

Image may contain: 1 person, suit


Xasuuqan waxaynu odhan karnaa waxaa loo fuliyay si ula kac ah, maadaama cidda howshan fulisay ay ahaayeen Ciidamadii Taliskii Siyaad Barre ee Dalka ka talinaysay, meeshuna ahayd caasimadii dalka. Dhacdadani waxay ku beegtay sannad ka dib markii ay bilowday burburinta magaalada Hargeysa oo ahayd 17.7.1988.


Ninkan halkan sawirkiisu ka muuqdo waa Cumar Muuse Mire oo ahaa Shaqsiga kaliya ee ka badbaaday xasuuqii ka dhacay xeebta Jasiira ee magaalada Muqdisho, maanta oo kale 30 sano ka hor.


Sida aan ka soo xiganay maqaalka uu qoray Suleyman Yuusuf Dhakhtar iyo Hay’adda Xuquuqda Aadamaha ee Amnesty International, liiska magacyada (AUN) 56 Qof ee la xasuuqay kuwan:

1.Ibrahim Hasan Gelle – US-OMC-somalia
2.Ibrahim H. Abdillahi Dirie – Besinessman
3. Mohamed Ismail Ahmed – BUSINESSMAN
4.Yusuf Mohame Handulle – USAID
5.Abiwahab Farah Ahmed – Student
6.Mohamed Mohamud Abdi – Businessman
7.Hassan Aw Nur Barud – Businessman
8.Abdi Osman Dubad – Trader
9.Mohamed Musa Mohamed – Trader
10.Mohamoud Bacadle – Civil servent
11.Daud SH. Ibrahim.
12.Farah Ismail Awale – Student
13.Dahir Mohamed Jama Warfaa – Trader
14.Dayib Abdi Burale – Trader
15.Husein Omar Husein – Trader
16.Saeed Mohamed Mumin – Ass.pro.Lafole S.N.U
17.Musa Abdi Gaas – Businessman
18. Abdi Barre Osman – Graduate.
19. Barre Osman Abdi – Trader
20. Ali Aw-Muhumed Mohamed (burale) – Trader
21. Yusuf Abdillahi Roble – Graduate Dr.
22.Ali Mohamed Abdi – Student
23.Abdi Mohamed Abdi – Technician
24.Ahmed Yassin Omar Jama – Businessman
25.Mohamed Abdi Hassan – Businessman
26.Ibrahim Hassan Ege – Technician
27.Abdi Muhumed Daud – Businessman
28.Jama Mohamed Abdi – Trader
29.Ahmed Hassan Elmi(Dheereeye) – Sportsman
30.Rashid Mohamed Osman
31.Mohamed-Bashe Abdillahi Hebaan – Trader
32.Abdirahman Ahmed Dhimbil – Civil servent
33.Hussein Muhumed Farah – Civil servent
34.Abdirahman Mohamed Osman(beledi) – Trader
35.Abdirizaq Aydiid Mohamed – Student
36.Hussein Osman Jama – Student
37.Khadar Mohamed Ahmed – Student
38.Bihi Ibrahim Ahmed – Student
39.Hassan Nur Hersi – Student
40.Abokor Mohamed Yousuf – Trader
41.Hassan Guure Abdi – Trader
42.Khadar nuur Jama – Trader
43.Ahmed Yusuf Ibrahim – Trader
44.Mohamed Osman Jama – Trader
45.Hassan Abdi Muhumed – Businessman.
46.Matan Abdi Habashi – Student
47.Fuad Abdillahi Ibrahimshicib
48.Hussein Ali Aden – Businessman
49.Saeed Nur Musa – Businesman
50.Abdirahman Mohamed Bihi – Businessman
51.Abdifatah Ahmed Jiir – Student
52.Ali Mohamed Dirie – C.Serv
53.Jama Aden (barosin) – Civil servent
54.Hussein Kheyre Abdi – shicib
55.Warsame Dugsiye Reydal – Trader
56.Muhumed Abdillahi Warsame – Trader.

Saaxiibayaal dhammaanteen aynu faataxada u marno dadkaasi shuhaadada ah ee gacanta ka xaqa darani xasuuqday caawa oo kal

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...