"Ma jirto Hay'ad Siyaasadeed oo Sharci u leh in ay wax ka beddelaan" Dr. Maxamed Warsame Ducaale

0
Wednesday August 07, 2024 - 08:00:02 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 738
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Ma jirto Hay'ad Siyaasadeed oo Sharci u leh in ay wax ka beddelaan" Dr. Maxamed Warsame Ducaale

    Maxamed Warsame Ducaale ayaa waxa uu intaasi ku daray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Warsame Ducaale ayaa waxa uu intaasi ku daray




Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland Maxamed Warsame Ducaale ayaa sheegay in aanay jirin hay’ad Siyaasadeed oo awood u leh in ay wax ka badalaan dastuurka.



 

Maxamed Warsame Ducaale ayaa waxa uu intaasi ku daray in Afti Dadweyne lagu ansixiyay Dastuurka, isla markaana kaliya wax lagaga badali karo afti dadweyne.


 

Maxamed Warsame ayaa sidaa ka sheegay qoraal uu ku soo qoray barta uu ku leeyahay Twitter ka, waxaana uu yidhi "Dastuurka Somaliland waxa lagu ansixiyay afti dadweyne iyada oo lagu meel mariyay laguna ansixiyay 97%. Ma jiro hay’ad siyaasadeed oo sharci u leh inay wax ka beddelaan dastuurka. Afti kaliya ayaa lagu bedeli karaa”.

Loading...
Loading...