Noocyada Buugaagta iyo Sida Ay U Kala Duwan Yihiin Q.1aad

0
Thursday August 01, 2024 - 10:25:01 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 415
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Noocyada Buugaagta iyo Sida Ay U Kala Duwan Yihiin Q.1aad

    Buugaagta Casharada (Textbooks)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Buugaagta Casharada (Textbooks)
Buugaagtu waa mid ka mid ah ilaha ugu muhiimsan ee aqoonta, madadaalada, iyo dhaqanka. Tan iyo markii la bilaabay qorista, buugaagta waxay ahaayeen aalad muhiim ah oo lagu gudbiyo fikradaha, sheekooyinka, iyo cilmiga.

Waxaa jira noocyo badan oo buugaag ah oo leh ujeeddooyin kala duwan. Maqaalkan, waxaan ku falanqeyn doonnaa noocyada ugu muhiimsan ee buugaagta iyo sida ay ugu kala duwan yihiin

1. Sheeko Faneed (Novels)

2. Sheeko Gaaban (Short Stories)
3. Taariikh-Nololeed (Biographies)
4. Taariikh-nololeed is-qor (Autobiographies)
4. Taariikhda (History)
5. Cilmi-baadhis (Research)
6. Xikmad iyo Falsafad (Philosophy)
7. Cilmiga Sayniska (Science)
8. Waxbarasho (Educational)
9. Buugaagta Casharada (Textbooks)
10. Science Fiction
11. Fantasy
12. Maansada (Poetry)

12 kan nooc Mid mid baan usharxi doonaa sidoo kalena buugaag soomaaliyeed ayaan tusaalayaal u soo qaadan doonaa insha Allah,

La soco qaybaha Xiga
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...