Burco IIB maaha, oo Burco gacani waxay bixiso iyo wax go' lagu qaado maaha.

0
Wednesday July 31, 2024 - 18:23:14 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 911
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco IIB maaha, oo Burco gacani waxay bixiso iyo wax go' lagu qaado maaha.

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan.

May be an image of 1 person, smiling and dais



"KULMIYE waxa uu inna leeyahay: toddobaadka ugu dambeeya ayaannu Burco tegaynnaa, oo aannu Burco iibsanaynaa! Waase beentood.

Burco IIB maaha, oo Burco gacani waxay bixiso iyo wax go' lagu qaado maaha.
Reer Burco oo isku duuban ayaa beenin doona, xaqiiqada ayaa hortiina iman doonta, ee iska suga maalinta guuladarrada!”

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Loading...
Loading...