Qaramada Midoobay Oo Walaac Ka Muujisay Caruur Aan Helin Talaalka Cudurka Dabaysha.

0
Tuesday July 16, 2019 - 18:43:52 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1467
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Walaac Ka Muujisay Caruur Aan Helin Talaalka Cudurka Dabaysha.

    Qaramada midoobay ayaa walaac xoogan ka muujisay ku dhowaad 20 million

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaramada midoobay ayaa walaac xoogan ka muujisay ku dhowaad 20 million

oo caruur ah kuwaasi oo aan helin talaalka cudurka dabeysha.


War sanadeed ay soo saartay Isniintii shalay hey,ada caafimaadka Aduunka ee WHO ku sheegtay in 19.4 million oo caruur ah oo ku nool caalamka aysan si wanaagsan u helin talaalka sanadkii 2018-kii.



Tiradaan ayaa kor u kacday iyadoo sanadkii 2016-kii ay aheyd 18.2.


Sida laga soo xigtay WHO kororka caruurta aan helin talaalka ayaa waxay halis galin kartaa caafimaadka Caruurta.


Arimahaan ayaa waxaa loo sababeynayaa isku dheeli tirnaanta talaalka taasi oo sabab ay u tahay xasaradaha ka jira Caalamka.


Talaalka waa mid ka mid ah muhiimadeena koowaad si looga badbaadiyo dhalaanka in ay curyaan noqdaan, sidaasi waxaa yiri agaasimaha guud ee hey’ada WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus.

Loading...
Loading...