Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Imaaraadka Carabta Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dhigiisa SOMALILAND

0
Tuesday July 30, 2024 - 08:10:42 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Imaaraadka Carabta Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dhigiisa SOMALILAND

    Kulankan ayaa lagaga wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankan ayaa lagaga wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa



Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Imaaraadka Carabta, Khaled Al Tamimi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cali Cabdilaahi iyo weftigii la socday oo booqasho ku yimid dalka.


Kulankan ayaa lagaga wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqaynta wadajirka ah ee labada Baan ee dhexe iyo xidhiidhka qoraaleed ee Baanka Somaliland iyo kan Imaaraadka Carabta. Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee SL, waxa kulanka ku wehelinayey Madaxa Hay’adda Caymiska Qaranka SL, Mudane Guuleed Muuse Galaal iyo Wakiilka SL ee Imaaraadka, Mudane Badmaax.
Loading...
Loading...