5 aragti oo dhab oo sahabsan qoraayada.

0
Monday July 29, 2024 - 08:39:10 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 462
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    5 aragti oo dhab oo sahabsan qoraayada.

    Qodobka 5 aad: Qoraayadu waxay jecel yihiin kaafeega iyo funaannadaha!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qodobka 5 aad: Qoraayadu waxay jecel yihiin kaafeega iyo funaannadaha!


Waxaa jira qoraayo badan oo cabba kaafeega; sida in uu roob da'ayana funaannadaha jiq isku siiya. Uma malaynayo in ay tahay wax qoraa kasta la la xidhiidhin karo, balse waxaa wax la la xidhiidhin karo shakhsiyadda qofka, haddana waa dhab in qoraayo badani labadaas Laga helo.



Kaafeegu waxaa uu dhaqaajiyaa dhiigga, waxaana uu u fiican yahay xasuusta maskaxda, taasina waa sababta ay u doorbidaan qalinmaalku.


Qaar baa qalinkooda iyo kaafeega mideeyay oo ka dhigay mataanno aan marnaba kala maarmin.

Gertrude Stein, coffee philosopher, wuxuu ku leeyay: " Kaafeegu wuxuu ku siiyaa ammin aad ku fikirto. Cabbid keliya wuu ka badan; waa wax keenaya in wax la qabto".


Geesta kale, qoraaga iyo sida uu u lebbista maxaa ka dhaxeeya? Xaqiiqdii, waa arrin badanaa laga hadlo oo aan ka isku waafaqsaneyn. Qore kastaa sida uu jecel yahay ayaa uu u lebbisan karaa. Dharka uu gashan yahay muhiim maaha, balse waxaa muhiim leh , ereyada uu ku dhigay dhiganaha.


Waxaa aan ku soo afmeerayaa hadalka, iney jiraan qaar badan oo qaban iney dhab tahay iney qoraayadu cabbaan kaafeega, gashadaana kaafeega ee bal akhriste adna sidee u aragtaa?

Ma jiraan arrimo kale oo dhab ah oo aan ilaaway, kuna sahabsan qoraayada?


W/Q: Maxamed Haybe Axmed.



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...