Ethiopia" Oo Warqad Digniin Afka-Somaaliga Kuqoran Udirtey Dowllada Somaaliya.

0
Friday July 26, 2024 - 16:04:03 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2704
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ethiopia" Oo Warqad Digniin Afka-Somaaliga Kuqoran Udirtey Dowllada Somaaliya.

    taageerada walaalaha Soomaaliya si ay u helaan nabad Waarta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

taageerada walaalaha Soomaaliya si ay u helaan nabad Waarta.
May be an illustration of text



Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay dheg jalaq u siin doonin eedaymaha iyo dhalleecaynta uga imanaya dawladda Soomaaliya isla markaana ay sii wadayso

taageerada walaalaha Soomaaliya si ay u helaan nabad Waarta.

War Saxafadeedkan uu soo saaray Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Itoobiya Nebiyu Tedla ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay Itoobiya ka walaacsan tahay hubka ku soo qulqulaya Geeska Afrika iyo weliba xaaladda colaadeed ee ka taagan Badda cas.
Loading...
Loading...