Somaliland Iyo Maraykanka Oo Kawada Hadlay Arimo Xasaasi Ah

0
Friday July 26, 2024 - 15:14:53 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1659
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Iyo Maraykanka Oo Kawada Hadlay Arimo Xasaasi Ah

    Fursadaha maal-gashi ee Somaliland iyo sidii suuq loogu heli lahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fursadaha maal-gashi ee Somaliland iyo sidii suuq loogu heli lahaa

May be an image of 11 people and people studying


Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland Mudane Abdirashid Ibrahim, oo ku sugan dalka Maraykanka.

ayaa la kulmay Madaxweyne Ku-xigeenka Midawga Madaxda Shirkadaha waaweyn ee dalka Maraykanka ee loo yaqaan Business Roundtable, Mudane Michael Steel. Kulanka waxaa lagaga hadlay arrimaha dhaqaalaha iyo iskaashiga ganacsiga.

Fursadaha maal-gashi ee Somaliland iyo sidii suuq loogu heli lahaa wax soo saarka Somaliland, oo ay ka mid yihiin xabkaha iyo faleenka, ayaa ka mid ahaa waxyaabaha laga wada hadlay.
May be an image of 3 people and people studying
May be an image of 8 people and text
May be an image of 3 people
May be an image of 11 people and people studying

Loading...
Loading...