Golaha Deegaanka Liverpool oo aqoonsaday Somaliland

0
Friday July 26, 2024 - 10:00:28 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 482
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Deegaanka Liverpool oo aqoonsaday Somaliland

    Liverpool ma aha magaaladii u horreysay ee dalka Ingiriiska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Liverpool ma aha magaaladii u horreysay ee dalka Ingiriiska



Arbacadii Golaha Deegaanka ee Magaalada Liverpool ayaa shaaciyey in ay u aqonsadeen Somaliland 'dal madaxbannaan' sida ay sheegeen, kaddib markii goluhu cod u qaaday.


 

Liverpool ma aha magaaladii u horreysay ee dalka Ingiriiska ah ee sheegta in ay aqoonsatay Somaliland, hore waxa loo xasuustaa Sheffield, Cardif City oo Wales ka tirsan oo sidan oo kale kal hore sheegtay xog tan la mid ah.

 

Qurba-joogta ugu badan ee Somaliland ayaa ku nool UK, kuwaas oo badanaa ka shaqeeya sidii ay golayaasha magaalooyinka ay joogaan uga ololayn laahyeen Somaliland.


Loading...
Loading...