DEG DEG Heshiis Culus Oo Markale Wadagaleen Jabuuti Iyo Faransiiska

0
Thursday July 25, 2024 - 21:03:57 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG Heshiis Culus Oo Markale Wadagaleen Jabuuti Iyo Faransiiska

    Heshiiskan difaaca ee la cusboonaysiiyay ayaa markii ugu horreysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Heshiiskan difaaca ee la cusboonaysiiyay ayaa markii ugu horreysay

May be an image of 2 persones i the Oval Office



 Dawladda Djibouti ayaa Markii labaad Cusboonaysiisay Heshiiskii Difaaca ee kala dhexeeyay Wadanka Faransiiska ee Gumaysan jirtay wixii horreeyay gobanimada wadankaasi.


Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ku sugan Paris, ayaa ku heshiiyey Maanta in dib loo cusboonaysiiyo iskaashiga difaaca ee labada dal, ka dib wadahadalo socday laba sano.

Heshiiska la cusboonaysiiyay ayaa dhigaya in ay Djibouti sii joogaan 1,500 oo ka mid ah Askarta Militeriga Faransiiska oo fadhigoodu yahay Djibouti.


Heshiiskan difaaca ee la cusboonaysiiyay ayaa markii ugu horreysay la saxeexay 1977-kii markii Djibouti ay xoriyadda heshay, waxaana dib loo cusbooneysiiyay 2011, waana markii labaad ee la cusboonaysiiyo.

May be an image of 8 persones, the Oval Office i dais
May be an image of 2 persones

Loading...
Loading...