Agaasimihii Ciidanka adeegga sirta ah ee dalka Maraykanka oo xilka iska casishay ka dib markii ay qirtay in ay ku fashilantay ilaalinta Amniga Trump.

0
Wednesday July 24, 2024 - 10:00:14 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 400
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimihii Ciidanka adeegga sirta ah ee dalka Maraykanka oo xilka iska casishay ka dib markii ay qirtay in ay ku fashilantay ilaalinta Amniga Trump.

    Haweenaydan oo dhowaan hor tagtay Golaha Congress

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haweenaydan oo dhowaan hor tagtay Golaha Congress



Agaasimihii Ciidanka adeegga sirta ah ee dalka Maraykanka ayaa xilka iska casishay ka dib markii ay qirtay in ay ku fashilantay ilaalinta Amniga Musharrax Trump oo isku day dil ka badbaaday.



Haweenaydan oo dhowaan hor tagtay Golaha Congress ee dalka Maraykanka ayaa dhabarka u ridatay fashilka Masuuliyadeed ee ka yimi ilaalinta madaxweynihii hore ee Donald Trump kaas oo dhegta rasaas lagala eegtay xilli 13 kii bishan Khudbad u jeedinayey qaar ka mida taageerayaashiisa ku sugan gobolka Pennsylvania.


Kimberly Cheatle ayaa masuul ka ahayd 7800 oo askari kuwaas oo xil saarnaa ilaalinta ammaanka madaxda xilka haysa iyo kuwii hore ee Maraykanka soo maray, waxana xilkan loo magcaabay sannadkii 2022 kii.

Loading...
Loading...