Aqoonyahan Dr. Maxamed Warsame Ducaale ayaa sheegay in Somaliland aanay cidna u daba fadhiisanayn danaheeda.

0
Wednesday July 24, 2024 - 08:14:18 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoonyahan Dr. Maxamed Warsame Ducaale ayaa sheegay in Somaliland aanay cidna u daba fadhiisanayn danaheeda.

    Somaliland,waa kuwii 1960kii reer Somaliland waxa aan leeyahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland,waa kuwii 1960kii reer Somaliland waxa aan leeyahay



Dr. Maxamed Warsame Ducaale ayaa intaa ku daray in uu dhaqangelayo heshiiska MOU ee Somaliland iyo Itoobiya,waxaanu tilmaamay wax kasta hadday samayso Soomaaliya aanay hor istaagi karin.



Maxamed Warsame oo Arimhaasi ka hadlayayna.Waxa uu yidhi”Somaliland meel kasta oo ay danteedu ku jirto cidna uma daba fadhiisanayso,MOU waa la saxeexayaa dantayadana annaga ayaa ka talina Badda Cas Somaliland ayaa iska leh ninka aan shan kiiloo Mitir xukumin Balcad iyo afgooye waxa aan leeyahay waxa aad doontaan sameeya.waxa aan maqlayay cidba badaha u difaacaysa MOU wuu socday,waanan difaacaynaa baddayada markaa qoladaa Xamar waxa aan leeyahay candhuuftiina dib u liqa waar walaalo jaara ma, noqonaa,mana joojin kartaan xumaanta, xuduuduhu waa sidoodii waana la yaqaanaa Xuduudaha Somaliland,waa kuwii 1960kii reer Somaliland waxa aan leeyahay cadawgiina ogaada.waana in la ururiyo dambiyada ay inaga galeen,”.

Loading...
Loading...