Sirta Qaxoontiyadii Waqooyi ee 1980-naadkii

0
Wednesday July 24, 2024 - 07:36:45 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 641
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sirta Qaxoontiyadii Waqooyi ee 1980-naadkii

    XASUUS: Suuqii Doqon-Ma-Waaye ee Hargeisa. (Q.1aad)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XASUUS: Suuqii Doqon-Ma-Waaye ee Hargeisa. (Q.1aad)



Taariikhda Suuqii Doqon ma waaye iyo Hargeysa 1980-sanadkii


Markii uu xoogaystey halgankii SNM 1980-Naadkii ee jabhaddaas xaq u dirirka ah ay naafaysay ciidamadii ku teedsanaa xuduudaha goboladii waqooyi la wadaagayeen itoobiya, ee xalkasta oo uu siyaad barre isku deyey uu fashilmay ayaa ay timi in lagu fekero shaqadii gaalkii FIRCOON.

Markii la loodin waayey jabhaddii SNM ee ay habeen iyo maalinba geleleftay ciidamadii siyaad barre ayaa duqaaddii u joogtey taliskaas gobolka waqooyi kula taliyeen in la isir dooriyo dadka asalka u leh dhulkan ee taageersanaa halgankaas.

Sida ku xusan warbixinta taariikhiga ah ee A Government at War with its people (An Africa Watch Report January 1990), waxaa ku xusan sheekooyin xanuun badan oo ku saabsan sida dawladdaasi isugu dayday iney dhulka ISAAQA ugu beerto dad kasoo jeeda gobolka Soomaalida itoobiya ka akhri (Refugee from the Ogaden p.30) Bogga 30-naad waxaad ka helaysaa in Siyaad Barre go,aansadey inuu deegaan kaga dhigo beelaha Ogaadeen, Geri, Warwaro iyo xataa oromo oo dejiyo gobolkii waqooyi dhul badan oo ka mid ah sida.... La Soco....


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...