DEGDEG:- Dib-u-dhigid Kal-Fadhi Aan Caadi Ahayn ee Golaha Wakiilada.

0
Tuesday July 23, 2024 - 13:28:39 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1975
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEGDEG:- Dib-u-dhigid Kal-Fadhi Aan Caadi Ahayn ee Golaha Wakiilada.

    Haddaba, aniga oo tix-gelinay codsiga mudanayaasha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haddaba, aniga oo tix-gelinay codsiga mudanayaasha
No description available.



Waxa Guddoomiyaha Golaha Wakiilladu Mudananayaasha ku war-gelinayaa in dib loo dhigay Kal-fadhigii aan caadiga ahayn, kadib markii mudanayaal badan oo Gobolada dalka joogaa soo codsadeen in dib loogu dhigo oo aanay soo gaadhi karin maalinta Khamiista.

Haddaba, aniga oo tix-gelinay codsiga mudanayaasha waxa Kal-fadhiga aan caadiga ahayn la fadhiisan doonaa Maalinta Sabtida oo ay bishu ku beegan tahay 27/07/2024, Saacadduna tahay 8:30 Subaxnimo Insha Allah.
Fariintan ayaa Gudoomiye Faratoon hadda la wadaagay xildhibaanada golaha wakiilada.
Loading...
Loading...