Shaqsiyad Iyo Dabeecada Hogaamiyaha ( Personality And Character Of The Leaders) 16/7/019

0
Tuesday July 16, 2019 - 09:53:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1571
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqsiyad Iyo Dabeecada Hogaamiyaha ( Personality And Character Of The Leaders) 16/7/019

    hogaamiyanimadu(leadership) guud ahaan iyo shaqsiyada hogaamiyahu (leader )

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hogaamiyanimadu(leadership) guud ahaan iyo shaqsiyada hogaamiyahu (leader )

waxay door qoto dheer ka ciyaartaa siyaasada arimaha dibada  iyo qaabaynteeda, hadaba doorka shaqsiyada iyo syasaada arimaha dibadu way  isku xidhan yahiin  oo waxay  ay kulan sadeen oo ay haleeleen howgalo lagu gaadho go aanka iyo natiijada shaqsi ahaaneed (human agency ) oo ah xeer iyo cadaalad,



laakiin shaqsiyaadka ma tixgalinayno sameeya goaanka ,laakiin waxaynu tixgalin siinaynaa shaqsiyada qofka taas u ah lama huraan in aynu fahano dabeecadaha siyaasada arimaha dibada, waxaana haboon in hogaamiyahu uu rumaysnaado barxada caalamigaa iyo hadafka uu doonayo amaba ku gudo jiraba amaba mufakiriinta(intellectual ) ka ag dhow in ay u xoojiyaan una taxliiliyaan (analyzing information) hadafka  lagu gaadhayo gao aanka ( make decisions )  wax tarka leh.


sidaas darted , calaamadaha  shaqsinimo  taas ah mid muuqata iyo qarsoon oo hibo illahay bixyo ah, oo hogaamiyu ku saameeyo kun dejiyo qorshayaashiia (planning ) waxay saamayn ku ledahay siyaasada arimaha dibada ee dalkaas,


sikastaba ha ahaatee, dabecada hogaamiyaha waxaa la ogaadaa marka uu jiro (crisis ) qas iyo qalaase, waqtigaa hogaamiyahu  waxa muuqda masiirkiisa  dowladiisa  iyo bulshadiisa., isla waqtigaana hogaamiyahu   waxa uu noqdaa laba mid uun (hawks) , mid  isku taaga dagaal (aggressive ) oo siyaasada dibadan ku xaliya xoog military iyo kibir , iyo  mid  ( doves ) oo ah kuwo maslaxo doon ah ( conciliatory) iskuna day inay waxa ku xaliyaa heshiis iyo mucaahado,dulqaad iyo sasabasho, iyo wax iska dhaadhicin taas oo ah dariiiqa isfahanka iyo heshiiyada wax ku oolkaa , sidaas darted dabeecadaha hogaamiyaashu waxay wax ka bedeshaa siyaasada arimaha dibada ,caalamka waxaa wax  bedallaana  waa qancinta (persuasive* in uu qofku ku qanco rayigaaga iyo soo jeedimahaaga,


sida raga qaar ku macneeyeen hogaamiyaha dagaal ooghaa, (aggressive leader )  amba ku sheegeen dabeecadahiisa  waa nin cabudhiya  kuwa kale , hamuun awoodeed, iyo qiiro wadanimo oo aad u saraysa, (hight level of nationalism )


inkasta oo hogaamiyaha nabad doonka ahi uu uu yahay nin kasbasho badan oo xidhiidh wacana la leh saaxiibadii,  oo  qiiradiisa wadanimo ay  yartahay,( low level natiolalism ) Matalan hadii ayno tusaalooyin ka soo qaadano hogaamiyaashii ragii siyasadooda arimaha dibada dagaalka ku ee  keeyey, sida  Hitler, Mussolin,George W.Bush., Donald Trump, and King jong Un  of North Korea, inkastoo  kuwa nabad doonkaana ay ka mid ka ahaayeen ,Abraham Lincoln,Barak Oama, Sir dawda jawara, iyo Emmanual Macron ee faransiiska iyo qaar kale oo badan

by: khaddar adam aw muuse

[email protected]

 

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...