Dhallinyaradii reer Somaliland ee Muqdisho ku xidhnaa ayaa maanta xukuumadda Soomaaliya siidaysay.

0
Sunday July 21, 2024 - 16:47:36 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1434
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhallinyaradii reer Somaliland ee Muqdisho ku xidhnaa ayaa maanta xukuumadda Soomaaliya siidaysay.

    Dhallinyaran ayaa la xidhay markii la dilay aqoonyahan,,,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhallinyaran ayaa la xidhay markii la dilay aqoonyahan,,,,
May be an image of 5 people, beard, eyeglasses, suit and text that says 'บาา Nuuradiinjleeye'



Xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan Muqdisho iyo dhallinyaro badan oo reer Somaliland ah iyo weliba dadkale oo Soomaaliyeed ayaa gacan ka gaystay siidaynta iyo u doodista dhallinyaradan.


Dhallinyaran ayaa la xidhay markii la dilay aqoonyahan Cabdinaasir Muuse Dahable, oo Muqdisho lagu dilay ilaa haddana aan caddaalad helin.
Loading...
Loading...