Wadani Iyo Kaahoow,Wanaag Waxaw Samayseen,Kulmiyahaad Weerarayseen.[Heesta Ololaha Ee Ucid]

0
Thursday July 18, 2024 - 07:29:52 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 640
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadani Iyo Kaahoow,Wanaag Waxaw Samayseen,Kulmiyahaad Weerarayseen.[Heesta Ololaha Ee Ucid]

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

 

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

Wacad Laaweyaashii,Walidkood Ka Guuray,Wadanay Wareemeen,

 

Weel Qudha U Culate,Warkiina La Sugayaaya,Wadaagaynu Eegnaa,



 

Waayaha Isasaxayo,Weynu Ma Garab Galo,Wacad Qabaha Weligiis,

 

Wanjalaadad Wadateen,Weerarkiini Beenow,Warkiiba Fashiliseen,


 

Warwareegi Soconwaa,Waxna Shiine Mu Qarin,Waaxba Banayseeen,

 

Wadartiyo Midnimadii,Wegereey Ka Waasacan,Tani Waa Ka Waaweyn,



 

Ismai Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...