Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Qarsoodi Ah Oo Muuse Biixi Ku Sameeyey xukuumadiisa
Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Qarsoodi Ah Oo Muuse Biixi Ku Sameeyey xukuumadiisa
Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Aan Helay Waxa Ay Ii Xaqiijiyeen In Madaxweyne Biixi Uu Isku Bedel Ku Sameeyey Agaasimeyaasha Guud, Qaar Ka Mida, Sidoo Kalena Xilkii Ka Qaaday Wakiil Ku Xigeenkii Dalka Ethioipa U Fadhiyey Somaliland.
1. Agaasimihii Guud Ee Wasaaradda Qorshaynta Iyo Horumarinta Qaranka Mudane, Mustafe Cumar Faarax Waxa Loo Bedelay Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska.
2. Agaasimihii Guud Ee Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbdedelka Cimilada, Mudane Maxamed Cabdillahi Ducaale Waxa Isna Loo Bedelay Qorshaynta Iyo Horumarinta Qaranka.
3. Agaasimihii Guud Ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska Mudane C/risaaq Jaamac Nuur (Nakhuude) Waxa Loo Bedelay Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbeddelka Cimillada
4. Wakiil Ku Xigeenkii Jamhuuriyadda Somaliland Ee Dalka Itoobiya Mudane Barkhad Maxamuud Kaariye Isaga Waxa Laga Qaaday Xilkii,
Wax wari Kama Soobixin Cidii Lagu Bedelayna.
5,sidoo kale gudoomiye ku xigeenkii gobolka Awdal Muumin Muuse Ducaale ayaa xilkii laga qaaday, waxaana lagu badelay Maxamed Cali Cabdillaahi Dhimbiil
Loading...
Loading...