10 shay waligaa hasamayn nolosha.

0
Wednesday July 17, 2024 - 12:52:01 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 759
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    10 shay waligaa hasamayn nolosha.

    Weligaa qofna ha u oggolaan in uu naftaada kula xukumo. Aqbal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weligaa qofna ha u oggolaan in uu naftaada kula xukumo. Aqbal




1. Weligaa qofna ha ku kalsoonaanin indho la'aan.


2. Waligaa sirtaada iyo daciifnimadaada qofna ha la wadaagin. Marnaba ma garan kartid cidda adiga kuu adeegsanaysa. La soco.



3. Waligaa ha uga tagin waalidkaa iyo qoyskaaga saaxiibbadaa. Qoyskaaga oo keliya ayaa hadhi doona marka saaxiibada wanaagsani ay isku dayaan intii karaankooda ah oo ay waayaan. Xushmee qoyskaaga.


4. Weligaa ha ka shakin naftaada. Ka fogow malaha ah inaadan sameyn karin?

Waa caadi. Isku day hal mar. Mar labaad. Laakiin waligaa ha rumaysan inaadan samayn karin.


5. Weligaa ha filanin wax badan. Filashooyinka xitaa waxay curyaami karaan qalbigaaga iyo sida inay bato niyad jabkaagu. Qalbigaaga ilaali.


6. Waligaa qofna ha dhaliilin. Marna ma ogid waxa ay ku sugan yihiin.


7. Waligaa qofna ha xukumin. Ma garanaysid sheekadooda. Dhanka kale, ma bedelayaan nafahoodaxukunkaaga dartiis.


8. Weligaa qofna ha u oggolaan in uu naftaada kula xukumo. Aqbal naftaada. Jeclow naftaada. Naftaada u beddel si ka wanaagsan sidii hore. Naftaada u noolow.


9. Waligaa ha u ogolaan cidna/qofna inuu dumiyo nabadaada gudaha. Wax ka muhiimsan nabadaada ma jirto.


10. Waligaa qofna ha ku jeesjeesin. Qof walba ixtiraam. Ha noolaadaan oo ha ku dhibin maskaxiyan.


Mawahip Apdalle ✍️

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...