Xildh. Aamina Fariid Oo Uhiilisay Xildhibaan Gadabuursiya Oo Xukuumadu Daba Gashay.

0
Wednesday July 17, 2024 - 09:31:57 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1851
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildh. Aamina Fariid Oo Uhiilisay Xildhibaan Gadabuursiya Oo Xukuumadu Daba Gashay.

    Waa ragow kibirka waa lagu jabaa, kaa hala ogaado

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa ragow kibirka waa lagu jabaa, kaa hala ogaado
May be an image of 2 people, dais and text


Garashadu Sahray ruuxa sad u gaara weeyaan, hadday saamigaa weydo qurrux male saluugeedu!!!!!!
Xil Mohamed Abib Yussuf Jama codka shacabka reer Awdal buu ku fadhiyaa golaha Barlamaanka, anigu

 garanmaayo eedayta xildhibaanka ee ah safarada Somalia ee Jabouti buu tagey, wax macno ah oo ay samayneyso, waayo Bassaborkii Somaliya baa Hargeisa dhexdeeda lagu iibiyaa, oo xafiisyo uga furan yihiin, oo monopoly dad gaara ugu xiran yahay

Haddaba shaydanka iska naara, Xil Mohamad Abiib aniguu ii fadhiyaa golaha, anigaa soo doortay, cid ka qaadi kartaa xasaanadiisa ma jirto. 

Ogow Hayaanow arrintaasi idiin cuntami mayso, oo ahayn 13 ka Xildhiban ee ka soo jeeda gobolada Awdal iyo Salelba hadda naga qaad xasaanada oo na kala dir illayn waadiga awooda sheeganaya aad xil Mohamed Abib xasaanada kaga qaadaysee waxan ku leeyahay:


Waa ragow kibirka waa lagu jabaa, kaa hala ogaado
Loading...
Loading...