Talooyin kaa caawinayo in aad waqtiga si sax ah u maareyso:

0
Tuesday July 16, 2024 - 15:39:50 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 428
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talooyin kaa caawinayo in aad waqtiga si sax ah u maareyso:

    Ka saar waqtigaaga hawlaha aan muhiimka kuu ahayn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka saar waqtigaaga hawlaha aan muhiimka kuu ahayn

1. U deji yoolalka si sax ah (SMART Goals): Yoolalkaaga u samee kuwo gaar ah, la qiyaasi karo, la gaari karo, muhiim ah, iyo kuwa waqti go'an leh. Tani waxay kaa caawinaysaa inaad si cad u ogaato halka aad u socoto iyo sida aad u gaari doonto.

2. U Samee howl kasta waqti xaddidan (set a time limit): Shaqo kasta waqtiga u samee xadidan si aad u dardargeliso hawshaas oo aad u hubiso inaad waqtiga si habboon u isticmaaleyso.


3. Qaado nasasho shaqooyinka dhexdooda: Nasashada habboon qaado inta aad shaqeyneyso si aad maskaxdaada ugu deeqdo wakhti ay ku nasto, taasoo kordhinaysa wax soo saarkaaga.

4. Ka saar waqtigaaga hawlaha aan muhiimka kuu ahayn (not important tasks): Fiiri liiskaaga shaqooyinka oo ka saar kuwa aan muhiimka ahayn si aad diiradda ugu saarto shaqooyinka muhiimka ah.

5. Jooji dib-u-dhigista howlaha (Stop Procrastinating): Ka fogaaw dib-u-dhigista oo si degdeg ah u qabso shaqooyinkaaga. Tani waxay kaa caawinaysaa inaad gaarto yoolalkaaga waqtiga loogu talagalay.
---
Ali ismail
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...