DEG DEG: 9 Qof ayaa Ku Dhintay iyo 24 kelana way Ku Dhaawacmeen, Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Wadada U Dhexaysa Qabribayax Iyo Dhagax Buur Ee DDS.

0
Tuesday July 16, 2024 - 11:19:52 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 590
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: 9 Qof ayaa Ku Dhintay iyo 24 kelana way Ku Dhaawacmeen, Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Wadada U Dhexaysa Qabribayax Iyo Dhagax Buur Ee DDS.

    Wali waxaa socda kala gurista dhaawaca iyo maydka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wali waxaa socda kala gurista dhaawaca iyo maydka

No photo description available.



Shilkan Oo Ah laba gaadhi oo Isku dhacay, ayaa ka dhacay Qabalaha Guyow ee Degmada Q/bayax.
Labada gaadhi midkood oo ah Shaamboo kana yimi dhanka Hora-qaliifo ayaa la sheegay inay saarnaayeen Dadka intiisa badan sida aanu xogta ku helayno.

Wali waxaa socda kala gurista dhaawaca iyo maydka waxana loo baahanyahay Gurmad xoogan oo gaadha halka uu shilku ka dhacay.

Wixii kasoo kordha la doco....

JTN TV
Loading...
Loading...