'' Madaxweynaha lugahaa la qabtay oo Buurahaa loo Fuulay…"

0
Monday July 15, 2024 - 14:56:34 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Madaxweynaha lugahaa la qabtay oo Buurahaa loo Fuulay…"

    waana lagu diiday inta lagu diiday ayaa waliba...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waana lagu diiday inta lagu diiday ayaa waliba...

" madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa rikoodhka ugu jirta inuu ahaa qofkii ku dhawaaqay in ururadii la furo iyadoo la diidan yahay in Ururadii la furo.

Inuu aad ugu adaystay in doorashada ururada la soo horaysiiyo, oo wadanka sidaa tartanka loo galo in sadaxeda ka soo baxa ama kuwii hore oo ururo noqday Ucid, Wadani, Kulmiye ama kuwa cusub ee aanu ka midka ahayn ha noqotee markaa iyagu doorasahda madaxtooyada u baxaan oo tartankaa ka qayb galaan, anuu talada ka timid madaxweyne Muuse Biixi mid ka wanaagsan ci keentay ma hayo,


waana lagu diiday inta lagu diiday ayaa waliba luga la qabtay oo Buuro loo galay anuu marna madaxweyna ka saarimayo inuu ku adkaysto waan jeclaan lahaa,

laakiin isagu wuu ku dadaalay in wadankii sidaa loo wada yeesho dorasahda ururadii loo furo saddexda ka soo baxana madaxtooyadii u tartamaan aad iyo aad wuu ugu mahad san yahay intaana in umadu u ogaato Muuse Biixi Cabdi waa laga mamaarmaan,

dadka kale ayaa ka shaqeeyaay murugan iyo arinta kale ee dhacday iyo anaga albaabkaa nalaga xidhay "
sidaa waxa yidhi Prof Axmed Ismaaciil Samater
Loading...
Loading...