Gudoomiye Xirsi Oo Hadal Kulul Ku Ganay Muuse Biixi Iyo Rakaabkiisa Cid Kale La Doonanaya Fashilkooda

0
Saturday July 13, 2024 - 22:48:36 in News by Abdi Good
  • Visits: 1161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Xirsi Oo Hadal Kulul Ku Ganay Muuse Biixi Iyo Rakaabkiisa Cid Kale La Doonanaya Fashilkooda

    Gudoomiye Xirsi Oo Hadal Kulul Ku Ganay Muuse Biixi Iyo Rakaabkiisa Cid Kale La Doonanaya Fashilkooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Xirsi Oo Hadal Kulul Ku Ganay Muuse Biixi Iyo Rakaabkiisa Cid Kale La Doonanaya Fashilkooda

Hargeysa(HWN):- gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa wax laga ilbaxay ku tilmaamay in muuse Biixi iyo xukuumadiisa laga dhagaysanayo fashilkooda ay cid kale la doonanayaan.

Gudoomiye Xirsi ayaa fariin uu ku baahiyey baraha bulshada waxa uu ku yidhi "Bulshadu way ka ilbaxday in wax aad samaysay aad cid ku eedayso! Waa ayaandarro, cidna kaa dhegaysan mayso.

Waannu soo jeednaa, runta ayaannu kuu sheegaynnaa, xaqiiqada ayaannuna dadka taabsiinaynnaa. Kana deyn mayno ilaa la beddelo, oo farteennu beddesho. Waana ta gubaysa!

Gud. Xirsi Oo Sheegay In Muuse Biixi Ku Dawakhay Hogaaminta Dalka


Loading...
Loading...