(Tusaale Hogaamiye Gulaysta Cumar Binu KHadaab Q 9aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

0
Monday July 15, 2019 - 18:27:39 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1387
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Tusaale Hogaamiye Gulaysta Cumar Binu KHadaab Q 9aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar ENG Mohamed Aden Hassan)

    Cumar Binu Khadaab Ilaahay Haka raali noqdee sida aad wada garanaysan waxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cumar Binu Khadaab Ilaahay Haka raali noqdee sida aad wada garanaysan waxa
u ahaa hogaamiyahi Badalay Abu Bakar Sadiiq ka dib Geradiisi

Maadama aynu hore usoo taxnay labo hogaamiye oo dunida samayn diined iyo isbadal aduuna kaga tagay o kala ahaa rusulkeeni Maxamed SCW SCW SCW iyo saaxibigi abu bakar sadiiq cumarna waxa u noqonayaa hogaamiyihii sadaxaad e noqdo tusaale wanaagsan waxa kala o aynu ka sii danbaysinayna dhowr hogaamiyayal o iyana ka danbeya nabi maxamed scw scw scw iyo abu bokor iyo waliba cumar o ay ka mid yihiin cisman binu cafan iyo cali binu abi dalib.



Cumar waxa u ahaa saxabi geesiya oo go,aan adag isla markaana diinta ka qayb qaatay fidinteeda dadka musliminta ah u dabacsan isla markaana gaalada ku adag waana hogaamiye wanaagsan iyo shakhsi isago nool loogu bushareyay janada ilaahay sida aynu wada ognahay.


Cumar waxaynu kaga dayanan wanaaga iyo waxtarka u umada u lahaa iyo In u ahaa shaksi ka qayb qaatay fidinta diinta isla markaana aan waxba ka hagran isla markaana wajibkiisi gutay waliba isago aduun iyo akhiro ku guulaystay.


Hadaba taarikhda cumar binu khadaab iyo hawlihii u umada u qabtay fadlan ka tixraac bugagta iyo kutubta laga qoray maadama aynu dhamayn kareen taarikhdisa isla markaana ka gayoon karayn


Ugu danbayn aynu cumar binu khadaab raacno sidii u maamuli jirey umada muslimiinta ka dib geeradii ABU-BAKAR Sadiiq habkii iyo nidaamkii cadaalada ku dhisnayd iyo horumarki la gaadhey iyo waliba diinti o si fidey dad is wada raacay oo gacmaha is qabsaday waa guul iyo gobonimo .

 

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

 

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL:  [email protected]

Tell:         0634394700.

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...