Askar ka Tirsan Booliska Somaliland Oo Rasaas Ku Furay Wariye Cabdisalaan Hereri Iyo Sida Ay Xaaladiisu Noqotay

0
Wednesday July 10, 2024 - 07:50:12 in News by Abdi Good
  • Visits: 4104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askar ka Tirsan Booliska Somaliland Oo Rasaas Ku Furay Wariye Cabdisalaan Hereri Iyo Sida Ay Xaaladiisu Noqotay

    Askar ka Tirsan Booliska Somaliland Oo Rasaas Ku Furay Wariye Cabdisalaan Hereri Iyo Sida Ay Xaaladiisu Noqotay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Askar ka Tirsan Booliska Somaliland Oo Rasaas Ku Furay Wariye Cabdisalaan Hereri Iyo Sida Ay Xaaladiisu Noqotay

Wariyeha caanka ah ee Cabdisalaan Ibraahim Hereri, ayaa waxaa uu sheegay in uu ka badbaaday rasaas ay ku fureen Askar ka tirsan Ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Hargeysa.

Cabdisalaan Hereri oo qoraal ku baahiyay bogga uu ku leeyahay Faceboo-ga, ayaa sheegay in markii askartu rasaaseeyeen ay la socdeen xubno ka mid ah family-giisa.

Wuxuu sheegay in Askarta rasaasaysay ay ahaayeen laba, isla-markaana ay Ciidamada Boolisku gacanta ku soo dhigeen mid ka mid ah labadaasi askari, balse uu askariga kale uu baxsad ku maqan yahay.

Hoos ka akhriso qoraalka Wariye Cabdisalaan Hereri

"Waxaan Ilaahay ugu mahadnaqayaa in jimcahii galabnimadii in aniga iyo family-gayga uu ilaahay naga nabad geliyay rasaas nalagu furay Hargeysa.

Bilayska oo nimankaasi ay ka tirsanaayeen aad ayay u dadaaleen oo mid ka mid ah labadii nin ayay soo xidheen ee laakiin mid ayaa maqan.

Anigu waxaan doonayaa in aanay nimankaasi dad kale dhibaataynin.

Waxaan rajaynayaa in ay in ay bilayisku ninkii kalena soo qabtaan.”




Loading...
Loading...