Wiil Dhalinyaro Ah Oo Isku Daldalay Hargaysa Oo Ciidanku Ka Hadlay.

0
Tuesday July 09, 2024 - 20:56:46 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1045
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil Dhalinyaro Ah Oo Isku Daldalay Hargaysa Oo Ciidanku Ka Hadlay.

    "Ciidanka Dabdemiska ayaa wiilkaas yar soo gaadhsiiyay cisbitaalka …"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ciidanka Dabdemiska ayaa wiilkaas yar soo gaadhsiiyay cisbitaalka …"



Hargaysa (HWN) Ciidamada dabdamiska Hargaysa ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen wiil dhalinyaro ah oo doonayay in uu isdilo, sida qoraalkan hoose ay ku sheegeen ciidamada dabdamiska Hargaysi.



"Ciidanka Dabdemiska Hargeysa ayaa soo badbaadiyay Wiil dhalinyara oo isa soo daldalay. Ciidanka Dabdemiska ayaa wiilkaas yar soo gaadhsiiyay cisbitaalka Amal Grand Hospital.


Hadaba waxaanu halkan bulshada uga digaynaynaa in falalkaa halista ah ka digtoonaadaan. Fadlan soo wac 990 lambarka gurmadka degdega ah ee ciidanka Dabdemiska shirkadaha Telesom/Somtel 24 ka saacadoodba.


Allaa Mahad leh”. Ayuu ciidanku ku yidhi qoraalka uu baahiyay.


Loading...
Loading...