Waxa Bulshada Somaliland u Caddaynayaa in Doorashooyinku ku Qabsoomi Doonaan Wakhtigoodii loo Cayimay."Guddoomiye Muuse

0
Tuesday July 09, 2024 - 10:04:07 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxa Bulshada Somaliland u Caddaynayaa in Doorashooyinku ku Qabsoomi Doonaan Wakhtigoodii loo Cayimay."Guddoomiye Muuse

    Muuse Xasan Yuusuf Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Halka Marayaan ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Xasan Yuusuf Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Halka Marayaan ...



Waxa Bulshada Somaliland U Caddaynayaa In Doorashooyinku Ku Qabsoomi Doonaan Wakhtigoodii Loo Cayimay.”Guddoomiye Muuse


 

 

-Komishanka Doorashooyinka Qaranka Ayaa Ka Hadlay Halka Ay Marayaan Hawlaha Qabashada Doorashooyinka Isa Saaran Ee Madaxtooyadda Iyo Ururada Siyaasada.



 

Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Muuse Xasan Yuusuf Ayaa Sheegay In Doorashooyinka Madaxtooyadda Iyo Ururada Siyaasada Ay Ku Qabsoomi Doonaaan Wakhtigii Loo Mudeeyay.


Muuse Xasan Yuusuf Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Halka Marayaan Hawlaha Doorashooyinka.Waxa Uu Yidhi”Komishanka Doorashooyinka Waxa Uu Gacanta Ku Hayaa Diyaarinta Dhamaan Agabka Doorashada Loo Adeegsan Doono,Waxaana Dhawaan La Bilaabi Doonaa Shaqooyinkii Kale Sida Tababaradii Wacyigalinta Iyo Hawlgalinta Shaqaalaha Heer Gobal Iyo Heer Degmo.


 

Miisaaniyadda Doorashada Waxa Gacanta Koomishanka Doorashooyinka Soo Galay Toddoba Milyan Iyo Badh Inta Dhiman Koomishanka Doorashooyinka Iyo Xukuumadda,Isla Meel Dhigeen Sidii Loo Bixin Lahaa.


 

Sidoo Kale Koomishanka Doorashooyinka Waxa Uu Wadahadal U Socdaa Qaadhaan Bixiyayaasha Caalamiga Sidii Ay Uga Qaybqaadan La Haayeen Dhaqaalaha Doorashooyinka.Waxaana Bulshada Somaliland U Cadaynayaa Koomishanka Doorashooyinka In Doorashooyinka Ku Qabsoomi Doonaan Wakhtigoodii Loo Cayimay Dalkana Ka Hirgaliyo Doorasho Hufan Oo Xalaala,”.

Loading...
Loading...