Xamar Iyo Jabutow,Xaydxaydadkiini,Wax Ma Soo Xarayseen,Mise Waydin Xiiqdeen,

0
Saturday July 06, 2024 - 12:36:14 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xamar Iyo Jabutow,Xaydxaydadkiini,Wax Ma Soo Xarayseen,Mise Waydin Xiiqdeen,

    Xisaabaa Qaldani,Xaggan Kama Jiraan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisaabaa Qaldani,Xaggan Kama Jiraan,



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

Xasan Iyo Geeloow, Xaasilkoodii Maye,

Xukun Kelitashade Iyo,Xeer Qarqoosh,



Xisaabaa Qaldani,Xaggan Kama Jiraan,

Xulufaysi Beenaad,Xaalad Caadifeedki,


Xumaantaad Wadeen,Xage Bay Mareen,

Xero Bahal Ku Jiro,Xoolaan Gelaynin,


Xurmo Dawladnimo,Xaqa Loo Simaayo,

Xishmad Bay Rabta,Xigaal Iyo Qabiil,


Xaasil Duminyiyo,Xajiin Bay Noqdaan,

Xalaasha Wacane,Xaaraan Ka Dhawr,


Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...