Fuad Fartaag Oo Hambalyo Maherwacan Udiray Jaamac Khaliif X. Dirrir Iyo Marwo Maan-Uroon Cabdiraxmaan Jaamac

0
Monday July 15, 2019 - 16:45:17 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fuad Fartaag Oo Hambalyo Maherwacan Udiray Jaamac Khaliif X. Dirrir Iyo Marwo Maan-Uroon Cabdiraxmaan Jaamac

    Meher Wacan oo Wanaagsan JAAMAC iyo MAAN-UROON

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Meher Wacan oo Wanaagsan JAAMAC iyo MAAN-UROON

Hanbalyo Hanbalyo Meher wacan


Halkan waxa Hanbalyo iyo bogaadin Reer Manchester UK iyo Reer Cardiff UK ugu dirayaan Reer Cabdiraxmaan Jaamac Nuur IYO Reer Saleebaan Kaahin (Kaahin raamoole) iyo Reer Khaliif Xaaji-Dirrir Xirsi iyo dhamaan eheladooda, qaraabadooda iyo asxaabtoodaba, Meherkii wacnaa ee wanaaga iyo sharafta lahaa ee u dhacay



Mudane JAAMAC KHALIIF XAAJI-DIRRIR XIRSI iyo Marwo MAAN-UROON CABDIRAXMAAN JAAMAC NUUR ee ka dhacay Sabti 13-07-2019 magaalada Manchester ee UK.


Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu ilaahay ka yeelo qoyskii dhismee dhaqma, reerkii lagu nastee lagu nagaado iyo kuwii cisi, sharaf, xurmo, xaqdhowr iyo kalgacal kuwada noolaada.


Wada jiree nabad gala Weyne idinka yeel Aamiin. Wiil iyo Caano

Fuad Fartaag

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...