Talo Ku Socota Inta Samaha Jecel Ee Gobolka Sanaag.

0
Monday July 15, 2019 - 16:40:08 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talo Ku Socota Inta Samaha Jecel Ee Gobolka Sanaag.

    Nabada iyo horumarku haduu meesha kabaxo kawax ku waayayaa waa dhalinyaro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nabada iyo horumarku haduu meesha kabaxo kawax ku waayayaa waa dhalinyaro kan ku mustaqbal seegayaana

waa dhalinyaro..


Rabshadaha iyo mudaraadada



odoyaashan dagaal oogayaasha ah ee waqtigoodii soo qaatay hadaad dhiiladooda iyo qabyaaladooda dhagaysato oo aad fuliso walee ka wax ku la, ee kaqoomamaynayaa beri dhalinyarooy waa idinka .


Waxaan ugu baaqayaa dhalinyarta deegaanadaa ceelafwayn iyo dhamaan gobolka sanaagba hoosyimaada ee dagaalku kasocdo kasoo jeedaa,


inaynu umidawno sidii aad dadkiina qoriga uga qaadi lahaydeen ee aad qalin ugu dhiibi lahaydeen.

Inaydaan ku buunbuunin sociol media ceebtaa kasocota meesha iyo colaadaa sokeeye ee kaa dhimay oo kugu dhimayda ah .


Waa talo kusocota inta samaha jecel.


Ilaahaw naga qabooji colaadaas aamiin yaarabi


ILAAHAYOW NABAD WAARTA AYAANU

KU WAYDIISANAY

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...