Hadaynaan is yeelyeelayn, sharciyaddii dunida lagula macaamili lahaa waxaynu kaga nimi Xamar 1991 kii...W/Q Ahmed I. Faarax Doodi

0
Monday July 15, 2019 - 16:35:33 in Articles by
  • Visits: 1552
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hadaynaan is yeelyeelayn, sharciyaddii dunida lagula macaamili lahaa waxaynu kaga nimi Xamar 1991 kii...W/Q Ahmed I. Faarax Doodi

    Hadaynaan is yeelyeelayn, sharciyaddii dunida lagula macaamili lahaa waxaynu kaga nimi Xamar 1991 kii...W/Q Ahmed I. Faarax Doodi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadaynaan is yeelyeelayn, sharciyaddii dunida lagula macaamili lahaa waxaynu kaga nimi Xamar 1991 kii...W/Q Ahmed I. Faarax Doodi


Hadaynaan is yeelyeayn waxaynu dhamaanteen ognahay, dawladnimadda Xamar adeegsanaysaa in ay ku dhisnayd heeshiis laba geesood ahaa oo aynu qayb ka ahayn.


Hadaynaan is yeelyeelayn, waxaad moodaa in aynu kusoo ururnay 1960kii wixii ka horeyey dal gaar ah baanu ahayn, oo waxaynu u xuubsiibanay macalin taariikhda ka dhiga dugsiyada dalalka jaarka! Sidanaanu ahayn iyo sidanaanu ahayn.




Wax badan oo kalaa jira!


Si madaxfurnaan ah hadaynu isu wareysano, oo miyir ku jiro la cilmiyeeyay, waxaan hubaa in caqabado badan laga gudbi karo.


Haddiiba qadiyaddu inaga dhab tahay, waa nala colaadinaya afka ah aynu iska dhaafno, oo ku talogalno tu kasta o imankarta!


Waad ogtihiin dunidan Dalal badan in qadiyadooda loo curyaamiyey, mase arag gorgortan mooyee iyagoo ciday is hayaan colaadin uga cawda.


Gaar baan ahay iyo sidoodii wax ha iska ahaadeen inaba maynu yeelneyne, arinta si kale ha looga wareego, waliba waynu ognahay inteena wax fahansani in runtu ka qarawayntahay sida loo ekaysiiyo.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...