DEG DEG Itoobiya oo Ka Hadashay Shirkii ankara
Dawladda Itoobiya ayaa u mahad celisay Dawladda Turkiga...
![]() |
Dawladda Itoobiya ayaa ka hadashay kulankii ku dhex maray Ankara weftiga ka socda Somalia, waxaanay sheegeen in ay ka go'an tahay sii wadista wada hadalkaasi si xal loogu helo khilaafka u dhexeeya iyaga iyo Somalia.
Dawladda Itoobiya ayaa u mahad celisay Dawladda Turkiga oo ay sheegeen in ay fududaysay wada hadalladan.
![]() |
Loading...
Loading...