Xikmado xul ah

0
Monday July 01, 2024 - 15:50:14 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 2026
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xikmado xul ah

    La qabso naftaada inay keligeed noolaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

La qabso naftaada inay keligeed noolaato.


1. Marka kuwa hareerahaaga ahi ay ku fahmi waayaan, waa xanuun. Lkn ogoow naxariista ayaa ka qurux badan wax walba

Nizar Qabbani


2. Waxaan hagaajinnay miisaanka qiimeynta Dadka Annagu mar dambe ma siin doono qof wax ka badan qiimahiisa.

Axmed shawqi

3. Waxaan nolosha ka bartay in qofka aad u xuntahay si kasta oo aad u caawiso Dadka.
Wanaaga dad yar ayaa fahma.

Najiib Maxfuud

4. Waxaynu soo gaadhnay wakhti aan cidina jeclayn, cid kale qofna wanaag uu la jeclayn, qofka kale qof kastana uu dantiisa ka daba ordo.

Najiib Maxfuud

5.markaan keligay fadhiisto, qof kastaa wuxuu u haystaa inay tahay niyad-jabsanahay, laakiin waa daqiiqad nasasho ee aan qaato ayaa ah inaan ka fogaado faragelinta aadanaha.
William Shakespeare

6. La qabso naftaada inay keligeed noolaato.
Al Pacino

7. Qofka kuugu naxariista badan waa kan aan kugu beddelin xaalad kasta nolosha..!
Najiib Maxfuud

8. Markaad garan waydo sida aad dareenkaaga u qeexdo ama aad isku difaacdo ogow inaad leedahay qalbi aan waxba galabsan oo aan baran xumaanta nolosha.
Unknown

9. Ma jiro xanuun ka daran inaad waydo naf aadan dib u arki doonin, si kasta oo aad u ooyso. Najiib Maxfuud
10. Ninku waa kan xaaskiisa ku hor ixtiraama reerkiisa, hortood haddii uu ixtiraamo oo wanaag u sameeyo iyadana way ixtiraami doontaa. Najiib Maxfuud

11. Qofkii aan wax kaa weydiinin, xogtaada isaga ha weydiin jacaylku wuu qurux badan yahay, laakiin isku kalsoonaanta ayaa ka sii qurux badan! jubraan khaliil jubraan

12. Shisheeye aan i garaneyn waxba ima yeelin, balse waxaa i dhaawaca qof aan ehel u ahay oo i yaqaan! Najiib Maxfuud

12. Waxaa naga adkaada kuwii aan is leenahay way noo wanaagsan yihiin Guuldarradeenu weligeed cadaw kama iman! Dostoevsky

13. Qofkii aan dareemin maqnaanshahaada, hubso inuusan dareemin joogitaankaaga!
Nizar Qabbani

14. Waligay ma ilaawi doono cidda iga farxisay, Mana cafiyi doono kuwa iga oohiyey!
Al Pacino

15. Haddaynu ogaan lahayn waxa ay naga Sheegan marka aynu maqanahay, dad badan wejigooda ma hor istaago lahayn ama uma dhoolla caddayn lahayn.

Jibraan Khaliil jibraan
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...