Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Dawlada Federaalka Ah Ee Soomaaliya

0
Monday July 15, 2019 - 15:46:50 in News by
  • Visits: 2727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Dawlada Federaalka Ah Ee Soomaaliya

    Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Dawlada Federaalka Ah Ee Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Dawlada Federaalka Ah Ee Soomaaliya

 


Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa ka hadlay khilaaf soo kala dhexgalay dawlada federaalka ah ee soomaaliya.


Madaxweyne Deni oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay inaanay ogolaan doonin in la burburiyo nidaamka ay dhisteen, waxaanu si dadban u naqdiyey socdaalkii uu raysal wasaare Khayre ku tagay magaalada Gaalkacayo.

Image result for siciid cabdilaahi deni


Madaxweyne Deni oo ka hadlaya khilaafka u dhaxeeya dawlada soomaaliya ayaa waxa uu yidhi "Puntland, hogaan ayey uga duwan tahay Soomaaliya inteeda kale, waxaan ka digayaa dadka daneynaya in ay bulshada hogaankeeda wiiqaan oo dhalinyarada ku kiciyaan , waxaan qirayaa in ninkii sameeyey Heesta 'Ku dayo Puntland' uu wax wanaagsan sameeyey, waxaan leeyahay nagu dayda, maaha in dadka la hareer maro oo wax aan jirin loo akhriyo , hayaankeennu waa in uu qeexan yahay, waxaan caddeynayaa in reer Puntland aysan cidna ka ogolaaneyn in ay nidaamkeeda burburiso".

Loading...
Loading...