DEG DEG Cismaan Cumar Dool Oo ladhigay Isbitaalka.
Sida la Ii xaqiijiyay Cismaan ayaa ilaa hada yaala ...
Cismaan Cumar Dool ayaa maanta Duhurkii La dhigay Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa , xaalad caafimad awgeed isagoo ku xidhnaa jeelka wayn ee Magaalada Hargeysa.
Sida la Ii xaqiijiyay Cismaan ayaa ilaa hada yaala Cusbitaalka guud oo xaaladiisa caafimad lagula tacaalayo oo uu sababay macaan uu lahaa sida ilahaasi Ii sheegen.
dhawaan ayaa lagu xidhay Magaalada Hargeysa oo uu yimid isagoo ka mid ah Masuuliyinta Xisbiga Waddani ee Qaarada Yurub.
![]() |

Loading...
Loading...