Maxaa ka Socda Hargaysa iyo Adiss ababa ee ka qarsoon Shacabka Somaliland.

0
Wednesday June 26, 2024 - 08:29:59 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1457
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa ka Socda Hargaysa iyo Adiss ababa ee ka qarsoon Shacabka Somaliland.

    Itoobiya waxay iyana dhinaceeda heshiiska u soo dadajinaysaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Itoobiya waxay iyana dhinaceeda heshiiska u soo dadajinaysaa




Maanta 26- June dawlada Itoobiya Waxaa La Filaayaa Inay dhawaaqaysaa in dawlad rasmiya u aqoonsatay Jamhuuriyada Somaliland, waxa warkaas Tv-ga iyo Idaacada Qaranka Itoobiya .ka baahin doona Wassiirka Arrimaha dibeda ee Itoobiya ama Madaxweyna Itoobiya Marwo Sahle-Work Zewde.

Maxaa keenay xilligan in Itoobiya soo dadajiso aqoonsiga Somaliland.

1: Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, wuxuu rabaa in aqoonsiga Itoobiya aqoonsanayso Somaliland ka dhigto kaadh uu ku gallo Doorashada Bisha November ee 2024 oo uu mar kale Xukunka Somaliland .dib loogu doorto kuna ololeeyo dalka waxaan u keenay aqoonsi ee idoorta mar 2-aad.

2: Itoobiya waxay iyana dhinaceeda heshiiska u soo dadajinaysaa waxaa haysta cadaadis ku hayaal dalalka Soomaliya Jabuuti ,oo isu bahaystay ka soo horjeedka heshiiska Somaliland iyo Itoobiya .ee dhacay horaantii sanadkan 2024.

Dawlada Jabuuti waxay Guddaha dalkeeda ku tababaraysaa 500-boqol oo ah Beesha Ciise ee degta Zaylac ee Galbeedka Somailand , si ula dagaalamaan Itoobiya markay soo degto Xeebaha Galbeed ee Somaliland oo laga siiyey Saldhig Ciidanka Bada ah.

Itoobiya oo maskaxda ku haysa halista kaga iman karta Soomaliya waxay Ciidamadeeda geysayGobolada Jubaland, Koonfur Galbeed iyo Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ee dalka Soomaliya.

Dhawaan Madaxweyanaha Soomaliya Xasan Shiikh oo booqasho ku tagay dalka Norwey wuxuu Magaalada Oslo kula kulmay Odayaal reer Somaliland ah ,wuxuu u sheegay in dawlada Itoobiya 26-june aqoonsanayso Somaliland.

Raā€¯iisal-wasaaraha Itoobiya oo ah nin soo ahaan

Jiray Sirdoon wuxuu Somaliland u arkaa wadan ay saaxiibo noqon karaan, Soomaliya iyo Jabuuti way Caloobeen , heshiishiiskan awgii dalka Suudaan waxaa ka socda Dagaal Sokeeye waxaanu ka baqayaa dagaal kaga yimaada dalka Eritrea , oo markan taageerayaan Marakaynka iyo reer Galbeedku.

Somaliland wuxuu u arkaa meeluu dhabarka saari karo oo hubka kala soo degi karo istic


Loading...
Loading...