Muxuu yahay Baaq Garnaqsi Ah Oo Ay Somaliland U Dirtay Beesha Caalamka

0
Tuesday June 25, 2024 - 07:29:36 in News by Abdi Good
  • Visits: 885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu yahay Baaq Garnaqsi Ah Oo Ay Somaliland U Dirtay Beesha Caalamka

    Muxuu yahay Baaq Garnaqsi Ah Oo Ay Somaliland U Dirtay Beesha Caalamka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muxuu yahay Baaq Garnaqsi Ah Oo Ay Somaliland U Dirtay Beesha Caalamka

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxaa ay baaq culus u jeedisay waddamada beesha caalamka.

Waasaaradda arrimaha dibadda Somaliland oo qoraal soo saartay, ayaa beesha caalamka ugu baaqday inay aqoonsadaan madaxbannaanida Somaliland.

Qoraal ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, ayay ku caddaysay inay Somaliland 64 sanno ka hor ay qaadatay madax bannaanideeda.

Waxa kaloo ay sheegtay inay Somaliland ku naalloonayso nabadgelyo, dimuqraadiyad iyo horumar.

Wasaaradda Khaarajigu waxay ku boorisay beesha caalamka inay aqoonsadaan madaxbannaanida Somaliland, si mustaqbal cad loo dhiso.




Loading...
Loading...